Saturday, August 13, 2022
  • Login
National Media
  • HOME
  • NEWS
    • NEWS SHOW
    • NEWS
    • NEWS PROGRAM
  • PROGRAM AND FEATURES
    • HOLIDAY
    • NBC MAGAZINE
    • NBC REALITY SHOW
    • NBC TALK SHOW
    • NBC DOCUMENTARY
  • TV SERIES
    • NBC DRAMA
    • NBC SITCOM
    • NBC MOVIES
  • CONTACT US
  • English
    • English
    • Amharic
LIVE
No Result
View All Result
  • HOME
  • NEWS
    • NEWS SHOW
    • NEWS
    • NEWS PROGRAM
  • PROGRAM AND FEATURES
    • HOLIDAY
    • NBC MAGAZINE
    • NBC REALITY SHOW
    • NBC TALK SHOW
    • NBC DOCUMENTARY
  • TV SERIES
    • NBC DRAMA
    • NBC SITCOM
    • NBC MOVIES
  • CONTACT US
  • English
    • English
    • Amharic
No Result
View All Result
National Media
Home Uncategorized

Telefiishinka NBC

Nbc Ethiopia by Nbc Ethiopia
May 9, 2021
in Uncategorized
0
ናሽናል ሚዲያ አክስዮን ማህበር
0
SHARES
110
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Related posts

Cuba Keen On Deepening

Ethiopian Defense Ministry Rejects

July 31, 2022

Cuba Keen On Deepening

July 31, 2022

Daliil u yeelashadu waxay muujineysa biseylka iyo mudakarnimada ruxa aadamaha . Waxay kale
tilmaamta u tahay kolba heerka ruxa fahmadisu ay tahay. Haddii si kale loo dhigana waa goaan
qaadashada iyo garashda asbaabeysan ee ka madaxbanaan saameeyn kaste oo koox ahaaneyd,iyo
waliba waa kartida lagu cabbiri karo ruxa aadamaha goaan qaadashadisa ka madaxbanaan sida ku
xadidnaanta raadadka ama saameeynta ehalnimada iyo xidhiidhka ishtamaaciga, waxa kale oo daliil
kusaleyntu ay udub dhaxaadka u tahay garwaaqsashada aan loogu exan Karin xitta haddii u walaalkaaga
ay hooyada dhashay u khaldan yahay loogu dhiiranaaan karo oo si loogu sheegayo inuu khaldan yahay
islamarkaasna ruxa kale ee garta lehna inuu garta leeyahay loogu caddeyn karo, teeda kalena daliil ku
qotamsanaantu waa hibo aad kaga xoroobii kartid halbeegyo khaldan ee ah keyga kaliya ayaa saxsan .
Muwaadinka cabbirkisa aragti lahaaneyd daliilka cabbirkiisa gundhiga uga dhiga ayaa dalkiisana tiir iyo
udub dhaxaad u noqonaya. Sidaas daraadeed waxaanu aaminsanahay in muhiimada la xidhiidha
dhismaha qaranka ay aasaaska u tahay helitaanka iyo jiritaanka muwaadiniin mudnaanta siinaya
afkaarahooda iyo goaan qaadashadoodaba daliilaha waaqiciga ee la raaci karo kusaleysan.
Anaga oo kusaleyneyna qaaacidadan waxaanu diyaarka idinku nahay sidi door midho dhal ah aanu
dhinacayga uga waadan lahayn waajibadakayaga .
National media waa shirkad aksiyoon ah dalkeda si hagar laan ah oo waaqici ah ugu adeegto si hufan.
Hadaba anaguna waxaanu u tafo-xaydan nahay sidi muwaadin kaste oo dalkeena u dhashay uu ugu
noolaan lahaa jawi habboon oo isku dheeli-tiran aaga u ku nool yahay. Waxaa kale oo si hagar laan ah
ugu dadaali doona sidi aanu ugu babac-dhigi lahayn oo ugaga hortagi lahayn afkaarta xag-jirnimada iyo
seyf-laboodnimada qaacidada daliilka iyo xaqiiqada kusaleysan. Labadaraalena waxaanu ahmiyada
saareyna sidi aanu u noqon lahayn ilo xor ah oo loo qaateen ah oo xogta dhabta ah laga helo.
Waxaanu rumeysanahay in warbaahintu ay waxsoosaar tahay.sida waxsoosaar walbana warbaahintu
door wax ku oal aha ayeey ku yeelaneysa dhaqaalaha, siyaasada iyo arrimaha bulshada dalka
islamarkaasna ay warbaahintu tahay maalgashi iyo mid ka mid ah xirfadaha jira. Yoolka aanu
hiigsaneyno anaga oo adeegsanaya sancada casriga ee ay ku dhehan tahay karti xirfadeed oo sareysa
sidi aanu idiinso bandhiga lahayn barnaamiijyo madadaalo, xog tayeesan iyo warar tafatiiran oo aad ku
diirsan doontaan .
Sidaas daraadeed warbaahinta telefiishinka NBC ee aanu idiin daah-furnay 3 bilood ka hor ayaa kugudo
jirta waqtigan xaadirka baahinta tijaabada ah.
Dhowaana waxaanu rajeyneyna in aanu bilaabi doono baahintayda rasmiga ah anaga oo dhinaca kalena
dadaalka ugu jirna sidi aanu baahintayada idinkusoo tabin lahayn dhinaca raadiyaha iyo warbaahiinada
kale ee cusub (new media)
Waxaanu idinku bushaareynayna in aanu qorsheynayno sidi baahintayada barnaamijiyada ku baxi doona
dhowaan luuqadaha somaaliga, amxaariga tigreega iyo afka oromada kasakow aanu idiin bilaabi doono
barnaamijyo kale oo lagu tabinayo qaar ka mid ah luuqadaha dalka iyo afafka qalaad oo telefiishinka
jaanaladiisa ka mid noqon doona.
Shirkada aksiiiyonka ee
National media – Muqaalka
Itoobiya oo dhameystiran.
NBC Itoobiya Ficil ahaansho dhab ah.

Previous Post

National Media S.c

Next Post

National Media Sc.

Next Post

National Media Sc.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RECOMMENDED NEWS

Prosperity Party Decides

2 months ago

Cuba Keen On Deepening

1 month ago
Cuba Keen On Deepening

Ethiopian Defense Ministry Rejects

1 month ago
ናሽናል ሚዲያ አክስዮን ማህበር

ናሽናል ሚዲያ አክስዮን ማህበር

1 year ago

FOLLOW US

  • 116 Followers

BROWSE BY CATEGORIES

  • News
  • Uncategorized

POPULAR NEWS

  • National Media Sc.

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • ናሽናል ሚዲያ አክስዮን ማህበር

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • National Media S.c

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Telefiishinka NBC

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
  • Waldaa Aksiyoona Naashinaal Miidiyaa

    0 shares
    Share 0 Tweet 0
National Media

Follow us on social media:

Recent News

  • Ethiopian Defense Ministry Rejects
  • Cuba Keen On Deepening
  • Ethiopia Regrets Loss

Company

  • About Us
  • Career
  • Advertising

Contact Us

Mesqel Square Road, Addis Ababa, Ethiopia.
+251 970707143
+251 970707142
Email: info@nbcethiopia.com

  • Apps
  • Terms & Policy

© 2022 - NBC ETHIOPIA. All Right Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • NEWS
    • NEWS SHOW
    • NEWS
    • NEWS PROGRAM
  • PROGRAM AND FEATURE
    • Holiday
    • NBC MAGAZINE
    • NBC REALITY SHOW
    • NBC TALK SHOW
    • NBC DOCUMENTARY
  • TV SERIES
    • NBC DRAMA
    • NBC SITCOM
    • NBC MOVIES
  • LIVE
  • EnglishEnglish
    • EnglishEnglish
    • AmharicAmharic

© 2022 - NBC ETHIOPIA. All Right Reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In

Add New Playlist

Are you sure want to unlock this post?
Unlock left : 0
Are you sure want to cancel subscription?